ARRIN XASAASI AH: Hanti dhawraha guud ee Somaliland oo durba ku dhawaaqay sharciyo hore u hirgeli waayey iyo kuwo cusub oo lagu ilaalinayo hantida qaranka. ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Nov 28th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Hanti dhawraha guud ee xukuumaddii Ahmed Siilaanyo, ayaa soo saaray sharci khuseeya lacaga ay hay’adaha xukuumadda iyo Wasaaradaha dawladdu ay marin jireen, sida; Banka dhexe, xawilaadaha Dahab shiil, Salaama Bank iyo Primiar Bank.

 

Sidoo kale waxa uu Hanti dhawruhu ka hadlay gaadiidka dawladda ee loo isticmaalo sida khaaska ah, waxa kale oo uu ka hadlay, shaqaalaha laba meelood amma saddex meelood kaga qoran magacyo aan mid ahayn.

 

Arrintani waa mid durba la odhan karo, waa dabaysha ka soo hor martay mahiigaanka di’i doona marka uu Madaxweyne Muse Bixi la wareego xukunka. Waxana ay markhaati ka noqonaysaa in sida uu ballan qaaday in uu sharcigu shaqayn doono.

 

 

Awdalpress


This post has been viewed 7236 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress