Category archives for: Tacsi

TACSI KU SOCOTA EHELADII MARXUUMAD NASIIM XAAJI IBRAAHIM NUUR

TACSI KU SOCOTA EHELADII MARXUUMAD NASIIM XAAJI IBRAAHIM NUUR

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN….Dhammaan reer Sh. Omer Goth meel kasta oo ay joogaan waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii ay ka baxday marxuumad Nasiim Xaaji Ibrahim Nuur. Waxanan marxuumadda Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladii, qaraabadii iyo asxaabteediina uu samir iyo iimaan ka siiyo. Aammiin

Tacsi ku socota Qoyska reer Xaaji Cali Cismaan (Cali-France)

Tacsi ku socota Qoyska reer Xaaji Cali Cismaan (Cali-France)

Urur ASARDA ee dhismaha wadooyinka Gobolada Awdal/Salal Gudoomiyahooda Xaaji C/laahi Xaaji Ciise,Xaaji Cabdi Xasan Tukaale, Sh C/laahi Sh Cali Jowhar,C/laahi Jaamac, Muuse Camir,Xaaji Abuubakar Xuseen(Shiine) Ismaaciil Riiraash, Hashim Sh Cumar Good, C/raxmaan Quraab, Xaaji Muumin Jaamac Samaale, Maxamed Nuur, Muuse Maxamed Ismaaciil(Jujuub) Maxamed Xaaji Nuur Muxumed, Khadar Daahir Fadal,waxay Tacsi u dirayaan Ehelada iyo Qaraabada [...]

Geeri ku timid Marxuum Abwaan Cabdillaahi Macallin Xasan oo ku magac dheeraa Dhoodaan.

Geeri ku timid Marxuum Abwaan Cabdillaahi Macallin Xasan oo ku magac dheeraa Dhoodaan.

Abwaan C/laahi Xasan Dhoodaan oo Saaka ku Geeriyoodey Magaalada Herer ee Dalka Itoobiya  INNAA LIHAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.  Aniga oo u hadlaya magaca Hawl wadeennada Shabakadda  Awdalpress.com waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa abwaan Cabdillaahi Macallin Xasan (Dhoodaan). Waxanan Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo, eheladiisiina uu samir iyo iimaan ka [...]

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Aw Muumin Omer Cali.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Aw Muumin Omer Cali.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Reer Sh. Omer Goth meel ay joogaanba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan reer Aw Muumin Omer. Waxanay ka tacsiyadaynayaan  geerida kadiska ah ee shalay ku timid Marxuum Ahmed Yaxye Aw Muumin Omer oo ka shaqaynayey Awbarre. Waxanay Ilaahay uga baryeynaa in uu Marxuum Ahmed Yaxye Aw Muumin [...]

Tacsi ku socota Muxubo Aw C/laahi Gudaal iyo Xasan Ismaaciil Yey

Tacsi ku socota Muxubo Aw C/laahi Gudaal iyo Xasan Ismaaciil Yey

Innaa Lillaahi Wa inaa Ilayhi Raajicuun: Dhamaanba qoyska Reer Sh Cumar Good waxay tacsi u dirayaan Muxubo Aw C/laahi Gudaal iyo wiilka ay sodohda u ahayd  ee Xasan Ismaaciil Yey oo xaaskiisii Fahiima Cabdi Aaden ku geeriyootay magaalada Boorama, laguna Aasay Xabaalaha Caro/Qoolaab, Uu Ilaahay Samair iyo Iimaan  ka siiyo Hooyada dhashay Marxuumadaasi iyo Odaygeedii Xasan [...]

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii, qarankii uu ka baxay Marxuum Wasiir Maxamud Ismail Barkhadle.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii, qarankii uu ka baxay Marxuum Wasiir Maxamud Ismail Barkhadle.

Annagoo kala ah dhammaan dadka hoos ku qoran,  waxa aan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, qaraabadii iyo qarankii uu ka baxey Wasiiru dawlaha horumarinta iyo adeegga bulshada ee dalka Soomaaliya Prof. Maxamuud Ismaaciil Barkhadle oo saaka ku geeriyoodey magaalada Mombasa ee wadanka Kenya waxaana ay Illaahey uga baryayaan in uu ka waraabiyo naxariistii janno [...]

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Sh. Abdiraxman Warfaa.

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota reer Sh. Abdiraxman Warfaa.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. Bahda shabkadda awdalpress.com iyo reer Sh. Omer Goth, Abdiraxman Sh. Ibrahim, DR. Abdirashid Sh. Ibrahim, Maxamuud Sh. Ibrahim iyo dhammaan reer Sh.Ibrahim meel kasta oo ay joogaanba waxa ay taci tiiraanyo leh u dirayaan reer Sh. Cabdiraxman Warfaa. Waxanay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timid Allaha u naxariistee Ahmed Sh.Cabdiraxman Warfaa [...]

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Cawad Axmed Cawad

Tacsi tiiraanyo leh oo ku socota eheladii Marxuum Cawad Axmed Cawad

INNAA ILLAAHI WA INNAA  ILAYHI RAAJUCUUN; Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin iyo hawl wadeennada shabakadda awdalpress.com. Waxa ay Tacsi u dirayaan  Xaaskiisa , Carrurtiisa , walaalihii iyo qaraabadiisa  uu ka geeriyooday Alaha Una- Xariistee Cawad Axmed Cawad oo dhawaan Borama ku Dhintay . Waxanay Ilaahay uga baryayaan in uu Marxuumka Jannadii ka waraabiyo, eheladii iyo qaraabadiisiina uu samir [...]

Tacsi ku socota eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Maxamed ( Sagsaag ).

Tacsi ku socota eheladii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xuseen Maxamed ( Sagsaag ).

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN …Dhamaan dhalinyarada magacyadoodu hoos ku xusanyihiin oo degan magaalada Jijiga iyaga oo aad uga tiiraanyeysan geerida ku timid Allaha U naxariistee Marxuum Maxamed Xuseen Maxamed, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxaya ALLAH ha u naxariistee Marxuum Maxamed Xuseen Maxamed( Sagsaag) oo maanta ku [...]

Tacsi ku socota Qoyska reer Maxamuud Daahir Bule

Tacsi ku socota Qoyska reer Maxamuud Daahir Bule

Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi Raajicuun, Allaha U naxariistee waxaa maalintii shalay si heer Qaran ah loogu aasay Xabaalaha Carro-Qoolaab ee magaalada Boorama Marxuum Macalim Maxamuud Daahir Bule oo ahaa Kormeerihii Wasaarada Waxbarashada ee G/Awdal ah, Marxuumku wuxuu dugsiga ka galay magaalada Dilla sanadkii 1958kii, Marxuumka waxaa Tccsi u diraya dhamaan Qoyska reer Sh Cumar [...]

Advertisement

ENGLISH NEWS

Log in
/ Awdal Media by S R H