Category archives for: OPINION

Wariye Haashim Sh.Omer Goth waa ruug caddaa saxafi ah oo aan hoos ugu soo noqon wax ma garatada qabiilka hoose naafeeyey.

Wariye Haashim Sh.Omer Goth waa ruug caddaa saxafi ah oo aan hoos ugu soo noqon wax ma garatada qabiilka hoose naafeeyey.

Qormadani waxa aan kaga faalloonaynaa wariyaha caanka ah ( Haashim Sh. Omer Goth ) ee u soo warrama TVga Somalisat iyo shabakado badan ugana soo warrama gobollada Awdal iyo Salal. Waxanan qoraalkan ku lafa guri doonnaa qoraanimadiisa iyo hibada uu saxaafadda u leeyahay. Sidoo kale waxa aan iyana in yar ka taaban doonnaa shakhsiyaadka had [...]

Mr Siilaanyo Is A Great Political Survivor. By Mohamud Tani

Mr Siilaanyo Is A Great Political Survivor. By Mohamud Tani

Mr Siilaanyo is a great political survivor , the art that he knows best , if not the only art he knows. He survived Afweine . He survived SNM . He survived Tuur , Egal and Rayale. He survived in politics longer than anybody else. How? Mr Siilanyo makes deals. He made a deal with [...]

A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012.

A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012. In its annual census of imprisoned harassment, detention journalists, Somaliland journalist Association SOLJA identified 81 individuals behind bars on December 16, an increase over its 2011 tally. Note: The harassment, detention and imprisonment against Somaliland [...]

Gabay la baxay Zaylac waa dhulkaygii

Gabay la baxay Zaylac waa dhulkaygii

Gabaygan la baxay Zaylac waa dhulkaygii oo uu tiriyey Mohamed Abdillaahi Xaaji Obsiye, waxa uu na soo gaadhsiiyey xalay oo ay taarikhdu ahayd 18/02/2013. Gabaygiina waa kani ee ku soo dhawaada Labadayda dhinacee  Damac soo dhaqaajow Dhiilkan aad u culateen dhaxalkii awowgay iyo Dhulkaan gaar u leeyahay Dhallaan habaabis weeyaan Dhedo qaawan weeyaan Dhibic roob [...]

Arrinta Saylac waa Gardarro Garab Og!

Arrinta Saylac waa Gardarro Garab Og!

Waxa dhawaanahanba soo noqnoqonaysa oo aad moodaa inay noqotayba mashruuc ka dhexeeya Djabouti iyo Hargeysa, arrinta doorashada golaha degaanka ee degmadaas, oo iyadu noqotay mid fashilisay qorshe gardarro iyo garmaqaatenimo, oo soo taxnaa mudo dheer, beesha mudanta ahina aanay ama waxba kala socon, ama ay is diidsiinaysayba muddo dheer (illaa iyo xilligii dib u dajintii [...]

Kulankii jujuubka ahaa ee Ahmed Siilaanyo la yeeshay dadka kooban ee UK, iyo nabsigii uu ka galay aqoonyahanka indhihiisa ku waayey miinadii uu Hargeysa iyo hareereheeda ka gurayey. Ee su’aasha aan ceebta lahayn uun weydiiyey

Kulankii jujuubka ahaa ee Ahmed Siilaanyo la yeeshay dadka kooban ee UK, iyo nabsigii uu ka galay aqoonyahanka indhihiisa ku waayey miinadii uu Hargeysa iyo hareereheeda ka gurayey. Ee su’aasha aan ceebta lahayn uun weydiiyey

Awdalpress – London – Mohamed Haaruun waa shakhsi aan ku sifayn karo in uu mudan yahay karaamo ta ugu sarraysa, waa shakhsi isaga oo da’yaraan ku indha belay isaga oo Miinada ka guraya guryaha iyo duleedka Hargeysa ku waayey laxaadkiisa midkii ugu qaalisanaaa. Balse waxa uu Ahmed Siilaanyo ka galay nabsi dhawaan la arki doono [...]

XUKUUMADA KULMIYE EE SOMALILAND OO NOQOTAY MID LAGU HUNGOOBAY.

XUKUUMADA KULMIYE EE SOMALILAND OO NOQOTAY MID LAGU HUNGOOBAY.

Ugu horreyn bahda saxaafada , akhristayaasha maqaalkan iyo shacbiga S/landba waxaa aan ku salaamayaa salaan sharaf iyo Maamuus mudan.   Intaa ka dib waxa aan qalinka u holladay in aan fikirkayga ku cabbiro dhacdadan la yaabka ku ah dhagaha shacbiga S/land,  ee sida cad uga soo baxday xafiiska Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dawladda Britain (foreign [...]

Saylac Taladii Boqor Minilik iyo Aruther Rampoud oo kale ayey u baahantahay ee Tacsi maaha xalkeedu.

Saylac Taladii Boqor Minilik iyo Aruther Rampoud oo kale ayey u baahantahay ee Tacsi maaha xalkeedu.

Taariikhdu waxay qortaa dhacdooyinka adduunka wanaag iyo xumaanba, mid walibana cid bay raynrayn u tahay cid kalena murugo iyo buste madow ayey ku rogtaa, waxana tusaale ku filan xasuusta taariikhiga ah (Historic Monument) ee Jabuuti badhtankeeda ka samaysan lana kala yidhaa “Plaz Minilik iyo Plaz Raamboo” ; kuwaas oo qof kasta oo reer Jabuuti ah ama marti ku ahi [...]

Alle Doori Baan Ahay”! Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan

Alle Doori Baan Ahay”! Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan

Alle Doori Baan Ahay”! Jikaar iyo muran caalwaa’ ayuun buu awel hore ba saaxiibkii ku yuubayey ee wuu dareensanaa  inuu ka soo baydhay jidkaas ay naftiisu ku naalloon jirtey. Jid uu isku daawan jirey oo sida muraayadda qofnimadiisa uu uga dhex halacsan jirey. Jid uu isku daawayn jirey oo aan u qodax badnayn sida kan [...]

Maanta oo Mawlitul Nabigii Muhammed ah SWCW, waxa aan halkan idiinku soo gudbinaynaa qasiido nabi ammaan ah.

Maanta oo Mawlitul Nabigii Muhammed ah SWCW, waxa aan halkan idiinku soo gudbinaynaa qasiido nabi ammaan ah.

Abwaanka weyn ee Bashir Sh. Omer ayaa qasiido nabi ammaan ah oo uu tiriyey sannakii 2002 aan idiin soo gubinaynaa. Qasiidadan, oo uu hore ugu soo qoray  shabakaddii awdalnews.com iyda oo qoraal ah, ayaan maanta idiin soo gudbinaynaa iyada oo dhageysi ah. Kuna soo dhawaada Mawliid_-_Nebi_Ammaan[1]

Advertisement

ENGLISH NEWS

Log in
/ Awdal Media by S R H