Category archives for: OPINION

Why Somalilanders are Wary of Political Arrangement with Somalia

Why Somalilanders are Wary of Political Arrangement with Somalia

by Adan H Iman Despite pressure from the UN and some western countries, the elected leadership of Somaliland articulated a nuanced approach towards Somalia based on the fact that the two countries have two different political identities but share the same language, religion and culture- no negotiation on issues involving any political arrangement between the [...]

Siyaasiga Maxamed Haaruun Oo Si Cilmiyayasan Uga Hadlay Siyaasadda Xukuumadda Siilaanyo “Wasaaradda Khaarajiga Somaliland: Awr Dabar La’aan dhacay! “

Siyaasiga Maxamed Haaruun Oo Si Cilmiyayasan Uga Hadlay Siyaasadda  Xukuumadda Siilaanyo “Wasaaradda Khaarajiga Somaliland: Awr Dabar La’aan dhacay! “

Xoghayahii hore ee  arrimaha dibadda xisbiga UCID ahna aqoonyahan sare oo ka tirsan jaamacadda Derby University  ee dalka ingiriiska qaybta siyaasadda, dhaqaalaha iyo xidhiidhka caalamiga ah  Maxamed Haaruun Biixi ayaa qoraal uu ku muujinayo sida xukuumadda Siilaanyo ay u bahdishay shacabka Somaliland ugana dhigtay qaar ka maan la’ hagal daacyada iyo guul darrooyinkeeda,  Haaruun oo [...]

Waxaad Iskudayday Inaad Difaacdo Abdirashid Hasan Mataane Waxaadse Dhexgashay Bada Anu Marnaba galeen Qof Enginer Sitaa

Waxaad  Iskudayday Inaad  Difaacdo Abdirashid Hasan Mataane Waxaadse Dhexgashay Bada Anu Marnaba  galeen Qof Enginer Sitaa

Abdirashiid  xasan  mataan  asbuuciihore gudbiyay waxuu kusheegay fariin uu ugidbinayo bulshada xalaasha ah ee gobolada waqooyi isaga oo iskudayay inuu steerinka u qabto hadafka iyo ujeedada uu prof ahmed isamaaciil samatar u yimiday gobolada waqooyi amase dageenada uu kasoo jeedo abdirashiid fariintiisu waxay ahayd mid ujeedadeedu cadahay oo ahayd in maamulka siiraanyo amar ku bixiyaan [...]

XUKUMADA MAANTA KA JIRTAA SOMALILAND HADAAN TALO QARAN LAGA YEELAN DALKAA BURBUR KU SOCDA MEEL XUN AYAA LAGA DOON DOONAYAA !

XUKUMADA MAANTA KA JIRTAA SOMALILAND HADAAN TALO QARAN LAGA YEELAN DALKAA BURBUR KU SOCDA MEEL XUN AYAA LAGA DOON DOONAYAA !

Waxan salamaya saxafada xorta ah dhamaan gayiga Somaliland. bacda salaan waxaan layaabanahay sida ay kasbada u wado xukumada Somaliland iyo is nacaseysiinta madaxweynaha talada haya. Xukumada qurmis waxay ku guuleysatay koobkii qabyaalada kala qeybinta bulshada markii umada la hadlo waxay ku soo boodaan Isaaq isma xukumi karo. Waxaa dooneysaan Federal iyo 4.5 waxaan dadkaba niyada [...]

KOONFUR IYO WOQOOYI LABA DAWLADOOD OO ISKU BIIRAY MAY AHAYN; WAXAY AHAAYEEN LABA DAD OO HAL DAWLAD KU HESHIIYAY.

KOONFUR  IYO  WOQOOYI  LABA DAWLADOOD  OO ISKU BIIRAY MAY AHAYN;  WAXAY AHAAYEEN LABA  DAD OO HAL DAWLAD KU HESHIIYAY.

Muranka dadka woqooyiga dega ee Qaybsiga maamulaka ( power share) waxa ka soo wareegay 63 sano. Arrintaana waxa mar walba qaybdiid iyo caddaalad diid ahaa qabiil gaar ah. Waxan maanta  jecelahay inaan halkan ku soo qodoobeeyo siday gardarradani u soo socotay mudadan dheer.   Woqooyigan somalia intaanu Ingiriisku iman dadka iyo dhulkooduba  way kala soocnaayeen. [...]

Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka UCID Abdirashid Xasan Mataan, waxa aan leehay qoraalkaagu waa deg deg ee kuwa dambe ka fiirso.

Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka UCID Abdirashid Xasan Mataan, waxa aan leehay qoraalkaagu waa deg deg ee kuwa dambe ka fiirso.

Waxa aan mareegta boramanews.com ka akhristay maqaal uu ku saxeexnaa Mudane Abdirashid Xasan Mataan oo aan aqoon badan u leehay, waxana isku kay qaban waayey ninkii aan aqaannay iyo qoraalka uu mareegtaa ku qoray. Dhawr jeer ayaan akhriyey maqaalkaa si aan u hubsado in uu yahay mid u qalma Abdirashid iyo in kale, waxanan go’aankii [...]

Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar

Nimankan wax la isu saar Anigana SAHAL wax la ii saar

Iyagaa isu muuqda, way kala irdhoobeen, Bayr bay kala qaadeen. Jubbaland iyagaa ku hirdamaya (Midi waa Dibigii Spaanishka midina waa Calalkii Cassaa) Khasaara la hubey guul u haystaan. Loolankoodu wuxuu ina dhaxalsiiyey qas iyo jaha wareer siyaasadeed iyo mid bulsho.War intaan Kamaandhe la ina weydiin ama se Gibir la inaga qaadin dajiya amuuraha, idinku wada [...]

HAS ANYONE EVER HEARD A WAR BETWEEN SOUTHERN AND NORTHERN SOMALIS ? AN ANSWER FOR THE UN-ANSWERED QUESTION

HAS  ANYONE  EVER  HEARD  A WAR BETWEEN SOUTHERN AND NORTHERN SOMALIS ?  AN ANSWER  FOR THE UN-ANSWERED QUESTION

Before 22 years, there was a public uprise against a bad system of governance. That government fought the public in different fronts starting from Galmudug then Northern Somalia and lastly the main towns of the south demolishing Mogadishu.   That war was not between Southern Somalia and Northern Somalia (Somaliland). Somaliland leaders, SNM, has for [...]

Maskaxda reer Awdal oo bari dhaw faa’iido weyn u keeni doonta ummadda geeska Afrika.

Dadka reer Awdal waxa ay caan ku yihiin dad waxbarashada jecel oo aad u raadiya. Sida taariikhda lagu hayana wakhtigii Islaamku soo galay geeska Afrika waxa ay ahaayeen dadkii aqoonta diinta iyo ta dunyawiga ahba ugu hor bartay. Wakhtigaa oo aanay jirin xaddaarad uga horreysey.  Sidoo kale waxa la og yahay in qarnigii hore bilowgiisii [...]

Kaftanka maanta: Arrimhii Siyaasadda waxan kaga nasanaynaa noocyada dumarka iyo doorashadooda.

Kaftanka maanta: Arrimhii Siyaasadda waxan kaga nasanaynaa noocyada dumarka iyo doorashadooda.

Dhaqan ahaan waxa aan dadkii hore ka soo gaadhnay, faallooyin iyo tilmaamo ay raggu ku xulanayaan dumarka amma ay dumarku ku jeclaanayaan ragga. Marka uu ninku guur u meeryahayna waxa ay odayadii hore kula talin jireen in uu arrimo badan xeeriyo amma uu ka fiirsado. Hooyooyinka amma Marwooyinkuna waxa ay inanta ku la talin jireen [...]

Advertisement

ENGLISH NEWS

Log in
/ Awdal Media by S R H