Category archives for: multimedia

A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012.

A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012. In its annual census of imprisoned harassment, detention journalists, Somaliland journalist Association SOLJA identified 81 individuals behind bars on December 16, an increase over its 2011 tally. Note: The harassment, detention and imprisonment against Somaliland [...]

Maanta oo Mawlitul Nabigii Muhammed ah SWCW, waxa aan halkan idiinku soo gudbinaynaa qasiido nabi ammaan ah.

Maanta oo Mawlitul Nabigii Muhammed ah SWCW, waxa aan halkan idiinku soo gudbinaynaa qasiido nabi ammaan ah.

Abwaanka weyn ee Bashir Sh. Omer ayaa qasiido nabi ammaan ah oo uu tiriyey sannakii 2002 aan idiin soo gubinaynaa. Qasiidadan, oo uu hore ugu soo qoray  shabakaddii awdalnews.com iyda oo qoraal ah, ayaan maanta idiin soo gudbinaynaa iyada oo dhageysi ah. Kuna soo dhawaada Mawliid_-_Nebi_Ammaan[1]

La yaabka dunida nala daawo.

La yaabka dunida nala daawo.

Waa Tafsiirka quraanka oo aan idiinka soo qaadnay

Waa Tafsiirka quraanka oo aan idiinka soo qaadnay

Waa Tafsiirka quraanka oo aan idiinka soo qaadnay youtubeka, waana suuraddii Nisaa’, oo uu innoo meerinayo Sh. Adan Sh. Abdillahi, dhageysi wacan….Ramadaan Kariim.   Awdalpress.com

Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxan idiin soo gudbin doonnaa casharro diini ah, maantana waxa aad ku soo dhawaataan Suuratu Nisa’ iyo Sh. Adan Sh. Cabdullaahi Cali

Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxan idiin soo gudbin doonnaa casharro diini ah, maantana waxa aad ku soo dhawaataan Suuratu Nisa’ iyo Sh. Adan Sh. Cabdullaahi Cali

Dhageyso Tafsiirka Quraanka Kariimka Sheekh Adan Sheekh Cabdullahi Cali Part222.07.12 Riix

Waa waraysi uu Somaliland TV la yeeshay Guddoomiyaha UCID

Waa waraysi uu Somaliland TV la yeeshay Guddoomiyaha UCID

Waa waraysi uu Somaliland TV la yeeshay Guddoomiyaha UCID, mar uu dhawaaan yimid LONDON. Nala daawada

Daawo Barnaamijka Madasha Qurba Joogga

Daawo Barnaamijka Madasha Qurba Joogga

Bal nala daawo barnaamijka Madasha Qurba joogga oo lagaga sheekaynayo Maalgashiga Somaliland… Awdalpress.com

Xilka Qaadista oo la isk Maan Dhaafsan Yahay in ay Sax Tahay iyo in kale

Xilka Qaadista oo la isk Maan Dhaafsan Yahay in ay Sax Tahay iyo in kale

Weli waxa degaanka Borama ka socda, arrintii Meeyarka la sheegay in xilka lagaga qaaday iyo wasiirka arrimaha gudaha oo sheegay in aan xilka qaadistaa loo marin dariiqii saxa ahaa. Sidaasi daraaddeed ayaa boramanews.com ay dad kala geddisan soo waraysatay fikirkooda ku aaddan arrintan, oo loo kala jebin karo laba: 1. Xilka qaadista oo la isk [...]

Suldaano,Cuqaal iyo Siyaasiyiin ka hadlay dhacdadii Seemaal

Suldaano,Cuqaal iyo Siyaasiyiin ka hadlay dhacdadii Seemaal

Suldaano,Cuqaal iyo Siyaasiyiin ka hadlay dhacdadii Seemaal

Advertisement

ENGLISH NEWS

Log in
/ Awdal Media by S R H