Soo dhaweyn aad u maqaam sarraysa iyo gogol qurux badan ayaa uu Prof. Samatar kala kulmay madaxdii Kulliyadaha Jaamacadda Hargeysa, ardayda schoolada Jaamacadda ka sokow, waxana madasha isugu yimid Siyaasiyiinta dalka Somaliland badhkood, Cuqaal, haldoor kale oo rag iyo dumarba lahaa. Sida innooga muuqata warka hadalka ah ee ku duubnaa mareegta boramanews.com, ayaa u muuqatay [...]
‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814. “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious, and tribal or whatever… On the contrary, I was always searching for the common good of the Somali people; I [...]
Ismail iyo Nasro waa qoys cusub oo aad isku jecel, si weyna waxa ay u xidhiidhiyaan waalidkood. Lammaanahani waa qoys ay dadka yaqaannaa ku xantaan sida ay isku jecel yihiin. Had iyo jeerna waxa la arkaa iyaga oo wada qoslaya. Lammaanahani waxa ay ku barbaareen dalka Ingiriiska oo ay immiga ku nool yihiin. Dhaqan ahaanna [...]
Awdalpress – London – Sh. Mustafa Xaaji Ismail Haaruun waa caalim baliiqi ku ah gudbinta cilmiga diinta iwm, waxana uu youtubka soo galiyaa amma dadka dhageystaa soo galiyaan muxaadarooyin uu kaga hadlayo qaybaha nolosha iyo islaamku sida ay cilmi ahaan u arkaan iyo guud ahaanba diinta qaybeheeda. Culimada Somaliyeed ee Islaamiga ah waxa uu kaga [...]
Berbera waxa ay beeluhu ku kala heleen sidan: Ciise Muuse waxa uu ka heleen 13 xildhibaaan. Habar Jeclo waxa ay heleen 5 xildhibaan. Habar Yoonis ayaa iyaguna waxa ay ka helaan 3, halka Sacad Muuse ay ka heleen 1 xildhibaan. Ceerigaabo ayaa iyana sidan ay beeluhu u kala heleen: Habar [...]
Ninkii Xirsi wax uu Dilla ka dhammaan waayaba, wax uu gaadhi xiiseeyaba, waxa uu maanta dhex joogaa magaaladii Hargeysa oo aanu ku soo tala gelin, in uu yimaaddana aanu haabkaba ku hayn, isla markaana aanu cidna ka garanayn, wax sahay ahna ma sidan. Sheekadana waxa uu innoo marinayey isaga oo Hargeysa weyn soo galay casarkii [...]
Awdalpress – London – Xirsi waxa uu sheekada marinayey isaga oo sannadka dabayaaqadiisii bilaabay in sida ardayda kale uu magaalada u dhaadhaco, oo uu fursada soo qaato amma shaahiisa ka dalbado makhaayadda. Sidoo kale waxa uu innoo saray, waxbarashada cusub ee dalka ka bilaabantay, ee weliba schoolka Dilla ka bilaabmay. Waxana uu caddeeyey amma taariikhda [...]
Awdalpress – London – Qaybtii hore waxa uu Xirsi ka sheekeeyey, bilowgii dugsiga iyo sidii uu wax u baran jiray…. waxana uu marayey, sida uu dugsiga u aado iyo in uu tartanka jecel yahay oo aanu wakhtigiisa meel kale isaga lumin xilliga schoolka la joogo. Oo xataa aanu fursadda ( break time ) aanu magaalada [...]
Timeline 1708 December 13 – 19 A French expedition led by Captains de la Merveille of Le Curieux and Champloret le Brun of Le Diligent sails along the coast of Somalia. They attempt to trade with the natives butare poorly received. Five sailors are killed when their landing party is ambushed near Berbera. December [...]
Les troupes coloniales dans la Grande Guerre LES TRADITIONS DU 1er BATAILLON DE TIRAILLEURS SOMALIS De Douaumont à Djibouti Antoine Champeaux Vers la fin de l’année 1916, une rumeur, qui paraît d’abord invraisemblable, circule dans l’état-major du général Smuts, commandant les forces interalliées de l’Est africain : des unités somalies auraient [...]