Category archives for: Daily Somali News

Safarka Duur ee Boorama oo ku soo biyo shubanaya Magtii Jamcaale iyo kuwii kale iga qabta !

Safarka Duur ee Boorama oo ku soo biyo shubanaya Magtii Jamcaale iyo kuwii kale iga qabta !

Awdalpress(Borama) 24 May, 13–, Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Mudane Duur oo safar ku yimid magaalada Boorama laba maalmood ka hor ayaa la sheegayaa in safarkiisu la xidhiidho sidii uu duqayda beelo ka mid ah beelaha G/Awdal u gudoonsiin lahaa lacago loogu talogalay shaqasiyaadkii ku dhintay Banaanbaxyadii lagu diidadaanaa farogelinta degmada Saylac xukuumada Siilaanyo ku haysay [...]

IGAD waxa ay soo jeedisay Dawladda Somalida in loo daayo dhismaha maamulka Jubbooyinka

IGAD waxa ay soo jeedisay Dawladda Somalida in loo daayo dhismaha maamulka Jubbooyinka

Golaha wasiiradda ee IGAD ayaa maanta  soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa. Shirka ayaa looga dooday warbixin uu soo saaray guddi xaqiiqo raadis ah oo IGAD ay u dirtay Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya, Fowsiya Yusuf Haji Aden ayaa VOA u sheegtay in War-murtiyeed ka soo baxay kulankan wasiirrada lagu [...]

Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal

Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal

Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal..

Dr. Omar Raabe: Departure of a Hero without a Nation

‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814.   “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious, and tribal or whatever… On the contrary, I was always searching for the common good of the Somali people; I [...]

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Wafti Qaran Loo Diro Munaasibada Xornimada Jabuuti, Lana Xoojiyo Xidhiidhka Labada Dal

Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Wafti Qaran Loo Diro Munaasibada Xornimada Jabuuti, Lana Xoojiyo Xidhiidhka Labada Dal

Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta  Somaliland ayaa dawlada Jabuuti hambalyo iyo bogaadin uga diray waftigii ay usoo dirtay ka qaybgalka xuskii 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni isku taaga Somaliland ee 18-May, tilmaamayna in talaabadaasi ay muujnayso xidhiidhka walaalnimo ee ka dhexeeya shacabka labada dal Somaliland [...]

Waxa la yidhaahdaa sida la ogyahay hal nin oo kaliya oo fal-dambiyeed ku eedaysan mooyaane Xildhibaanadda kale oo dhami waa u diyaar inay soo noqdaan, Duqa Degmada Saylac

Waxa la yidhaahdaa sida la ogyahay hal nin oo kaliya oo fal-dambiyeed ku eedaysan mooyaane Xildhibaanadda kale oo dhami waa u diyaar inay soo noqdaan, Duqa Degmada Saylac

Awdalpress(Saylac) 24 May, 13–Xildhibaan Siciid Muuse Ibraahim oo ka mid ahaa 7-dii Mudane Degmadda Saylac uga soo baxay beesha Ciise ee iyagu hore iskaga casiley xubinada golahaas ayaa ku dhawaaqay inuu ka noqday go’aankiisaas hore, kaas oo xusay ka dib markii uu la tashaday bulshadii soo dooratey inuu go’aankaas qaatey, isla markaana uu la xidhiidhay [...]

Faransiiska Oo Sheegay In Shirkadahoodu Dano Dhaqaale Ka Leeyihiin S/land, Qaabilaad Macquul Ahna U Samayn Doonaan Madaxweyne Siilaanyo

Faransiiska Oo Sheegay In Shirkadahoodu Dano  Dhaqaale Ka Leeyihiin S/land, Qaabilaad Macquul Ahna U Samayn Doonaan Madaxweyne Siilaanyo

Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaas oo sheegay in dalkiisu uu meeqaam sare ku soo dhaweyn doono mar kasta oo Madaxweyne Siilaanyo Ajandihiisa ku darsado [...]

Kiiniya oo Afrika ka Raadinaysa Caawimada sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska Maxkamada ICC-da ee Caalamiga ah

Kiiniya oo Afrika ka Raadinaysa Caawimada sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska Maxkamada ICC-da ee Caalamiga ah

Awdalpress(Nayrobi) 24 May, 13–Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya ,si ay wadamadaas uga codsadaan maxkamadda ICC joojinta kiisaska ay wajahayaan madaxweynaha dalkani kenya iyo ku xigeenkiisa. Warqadada Codsiga Kenya oo ay heshay wakaaladda wararka Reutires ,ayaa waxaa lagu sheegay in Maxkamadaynta Uhuru iyo ku ku xigeenkiisa [...]

Madaxweyne Obama oo sheegay in la wiiqay awoodda kooxda Al-shabaab ee lala xidhiidhiyo Al-Qaacid

Madaxweyne Obama oo sheegay in la wiiqay awoodda kooxda Al-shabaab ee lala xidhiidhiyo Al-Qaacid

Mjournal : — Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama oo hadal u  jeediyay shacabkiisa iyo dunidaba ayaa sheegay in la wiiqay guud ahaan marka la eego awoodii kooxaha argagixisada ka dagaallada ka wadda waddammo badan oo dunida ah, waxaana ka mid ah kooxaha uu tilmaamay Obama kooxda Al-shabaab ee dagaalka kula jira dowladda federaalka iyo AMISOM. [...]

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Mohamed Axmed NuurTarsan oo noqday shakhsigii ugu kartida badnaa ee soo mara gobolka Banaaddir ayaa kashifay Isbaarooyin weli muqdisha yaalla.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir Mohamed Axmed NuurTarsan oo noqday shakhsigii ugu kartida badnaa ee soo mara gobolka Banaaddir ayaa kashifay Isbaarooyin weli muqdisha yaalla.

Awdalpress – Muqisho -  Guddoomiyaha  Gobolka Banaadir ahna duqa magalada Muqdisho Maxamud Axmed Nuur Tarsan oo ay isku hayb yihiin madaxweynihii Somaliya ugu horreeyey ee Aden Abdille Osman ( Aden Cadde ),  qabiilkiisa oo aan degaan ahaan u dhaweyn magaalada Muqdisho, ayaa madaxweynihii hore Sh. Sharif uu u igmaday maamulka Banaadir waxana uu maamulkiisu muujiyey [...]

Advertisement

ENGLISH NEWS

Log in
/ Awdal Media by S R H