Anigoo ka wakiil ah dhammaan Reer Xaaji Obsiiyeh waxan taci u dirayaa dhammaan Reer Dahir Aadan oo hooyadood Khadiija Ismaaciil Xaaji Obsiye oo ku geeriyootay Magaalada Jabuuti ee Dalka Jabuuti 29/10/10. Waxan Ilaahay uga baryaa inuu Marxuumadda Jannatul Firdowsa geeyo, qabrigana u iftiimiyo una balladhiyo Aamiin! Aamiin ! Aamiin. Isla markaana waxan Ilaahay ka baryayaa inuu dhammaantayo Samir iyo Iimaan naga siiyo; gaar ahaan Reer Dahir Aadan Rag iyo Dumar – tafiirta Marxuumadda ifka kaga dambeeya. Aamiin! Aamiin! Aamuun!.
Maxamad Cabdullahi Xaaji Obsiiyeh
Riyadh, saudi Arabia.
This post has been viewed 200 times.








