DAAWO VIDEO FADEEXAD:Gabar Wariye Ah Oo Gashay fadeexad tii Ugu Xumayd Ku Dhaqaaqday, kaddib Markii Ra’iisal Wasaare Horti isku Qaawisey

Waxa Daabacay on Feb 2nd, 2013 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

R/wasaaraha dalka Serbia, Ivica Da?i?, ayaa waxaa ka soo hadhay xishood iyo amakaag kadib markii haweeney wariya ah hasa yeeshee ugu tala gashay in ay ka xishoodsiiso ay wareysi ka qaaday, waraysigaasi oo ay kaga wareysaneyso siyaasada gobalka bolkaniska ee Serbia ay kamid tahay.

Gabadha oo aheyd mid soo jiidasho leh ayaa daqiiqad ka hor waxa ay iska soo bixisay kastuumadeedii iyada oo wadata dhar gaaban oo cowradeeda aan dabooli Karin, waxa ayna lugaha isu saaratay si isdhaaf ah si ay u darensiiso in aysan kastuuma wadan wax taxadar ahna aysan siineyn dharka.

Filimka lasoo bandhigay ayaa marka hore waxa uu ku bilaabanayaa wariyaasha oo isweydiinaya qaabka ay uga xishoodsii karaan Ivica Da?i? kadibna waxa kuxiga gabdha wareysiga qaadeysa oo kastuumada isaga siibeysa qol gaar ah oo aan aheyn qolkii ay wareysiga ku qaadeysay.

Markii uu R/wasaaruhu soo galay ayeey salaan kuboobtay iyada oo kadibna labada garab ka shumisay intii asyan su’aalaha kubilaabin.

Su’aasha ugu horeysa marakii ay weydiisay ayeey bilaawday in ay lugaha si isdhaaf ah isu saarato si ay u soo baxdo barideeda, arintaas waxa ay dhoola cadeyn ka keentay Ivica Da?i? inkasta oo uu doonayay in uu isqariyo.

Awdalpress.com

 


This post has been viewed 1868 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Jamalsoft and Awdal Media by Jamal