INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN...Haddii aan nahay reer Sh. Omer Goth, waxa aan halkan tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa eheladii iyo qaraabadii ay ka bexeen, Marxuum Muxumad Bile Cammir iyo Marxuum Omer Qalinle Sabban oo ku kala geeriyooday magaalada Dilla iyo Borama, waxanan marxuumiinta Ilaahay uga baryeynaa in uu Jannadii ka waraabiyo. Eheladoodiina samir iyo Iimaan ka siiyo.
Awdalpress.com
This post has been viewed 480 times.








