War deg deg ah: War naga soo gaadhay jiidda hore ee bariga, ee dagaalladu ka aloosan yihiin

Waxa Daabacay on Jan 26th, 2013 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

breakingnewsAwdalpress – Taleex – Sida warar xog ogaal ah oo ka imanaya jiidda hore ee ay isku hor fadhiyaan ciidammada Somaliland iyo dagaal yahannada Khaatumo, ayaa la sheegayaa in cutubyo ciidammada Somaliland ah ay ku wareegsan yihiin dagaalyahannada u dagaallada Khaatumo.

Warkan oo laga helay ciidammada Somaliland ee jiiddaasi ayaa cabsi ka qaba in dagaal xumi soo food saaro saacadaha soo socda, waxana ay dalbadeen in si deg deg ah loola soo gaadho gurmad, shidaal iyo sahay kaleba.

Wixii war ah ee ka soo kordhana waan idin la socodsiin doonnaa.

Awdalpress.com


This post has been viewed 1212 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Awdal Media by S R H