Abwaanka weyn ee Bashir Sh. Omer ayaa qasiido nabi ammaan ah oo uu tiriyey sannakii 2002 aan idiin soo gubinaynaa. Qasiidadan, oo uu hore ugu soo qoray shabakaddii awdalnews.com iyda oo qoraal ah, ayaan maanta idiin soo gudbinaynaa iyada oo dhageysi ah. Kuna soo dhawaada
This post has been viewed 1142 times.









