Shilkii dhacaba sheekaa ka hadha , murti weeyi waayeel hore u yidhi, waxaan uga socdaa gundhiga sheekadan in aan idiinka dhigo madadaalo fiican iyo hadalhaynta xiisadii golaha deegaanka ee degmada Saylac ku reebtay bulshada mandaqada, isla markaana lagaga sheekaysanayo shaaracyada magaalooyinka Somaliland, Inta sheekooyinkaasi aanay gaadhina inaan ugu gudbino Aalada Internetka.
Wixii dhacaba sheekaa hadha waa murtida mawduuca aan ka sheekaynayo ;
Horta Aan ku horeeyo waxa ay sheekadani tahay ama daaran tahay, waa ergadii timid Boorama ee uu hogaaminayay M/xigeenka Somaliland Saylici iyo wixii ay kala kulmeen Boorama, waxaas oo ah wax ka dhinaa wararkii lagu qorayay Shabakadaha amase Youtubeka la soo gelinayay.
Hadaba Akhriste Adoo isweydiinaya waxaasi yaabka leh ee wararka ama dhacdooyinkii laga sheegay Ergada Hargaysa ka timid aan laga sh
This post has been viewed 816 times.








