Guusha Saylac aad ayaan ugu faraxsannahay, wararka shabakadaha iyo TVyada ayaan isha ku haynay. Reer Awdalla hawl adag ayey wajaheen, dadka walaalaha ahna waxan leenahay walaalo ayaad tihiine yaan shaydaanku idiin kala sheekayn, guul ayaana u soo hoyatay mandiqadda Awdal iyo Ismaamulka Somalida Itoobiya. Waxanan leenahay waxa bilaabantay wakhtigii mandiqadda taariikhiga ahi ay dunida ku xidhmaysey.
Waxan ku hadlaynaa dhammaan dadka magaca Somaliyeed sheegta ee Ismaamulka Somalida Itoobiya.
Andhanyaa reer Galbeed.
This post has been viewed 825 times.








