HAMBALYO,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,HAMBALYO,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,HAMBALYO
ANAGA OO AH DHAMAAN JAALIYADA REER AWDAL IYO SELEL E ADIS ABABA ETHOPIA. WAXAAN HAMBALYO AAN LASOO KOBAYN UDIRAYNAA GUUSHA SEYLAC EE HADA LOODHAARSHAY MAAYIRKA IYO KUXIGEENKIISA WAXAAN KUFARAXSANAHAY SIDA DADNIMADA IYO FICILKA LEH EE DADWEYANAH REER AWDAL UGA DHIIDHIYEEN DULMIGII SEYLAC LALAMAAGANA,, MARLABAD WAXAAN HAMBALYAYNAYNAA DHAMAAN SHAQAALAHA AWDAPRESS OO NAGA HAQAB TIRAAYAY MARBA HALKA AY XAALADU MARAYSO
waxaa aymaanta nootahay iyada oo uuyahay sanadka cusub ee 2013 01/01 ayaa ay noonoqotay maalin guul ah oo tariikhda reer Awdal iyo selel meel kagashay, waxaanan insha alaah samayndoonaa Taalo laguxusi doono marxuunkii ku shahiiday jihaadkii seylac oo ahaa Jimcaale cabdi muxumad..ala ha unaxariisto
HADABA ANAGA OO MAGACDA SOOSKOBAYNA
1.Mukhtar Muuse BArkhadle (Mukhtar Boon)
2.Ismacil CAbdilahi CSimaan
3.Guuleed Cabdiraxmaan
4.Naasir (afay)
5.CAbdikatim suldaan
Mukhtar Muuse BArkhadle ADis Ababa ethiopia Tel:00251912405040
This post has been viewed 447 times.








