Awdalpress – London – Aqoonyahanka Dr. Ali Baxar oo u dhashay gobolka Awdal immigase ku sugan dalka Maraykanka ayaa ay shabakadda cadceed waxa ay ka waraysatay arrinta ka taagan Zaylac iyo Borama, ee ku saabsan maamul u samaynta golaha degaanka Zaylac ee la doonayo in la isaga horkeeno shacbiga reer Saylac.
Waraysiga iyo warbixinta uu Dr. Ali Baxar bixiyeyna halkan ka guji oo ka dhegeyso:
Dhageyso Radio Cadceed: Dr Cali Baxar Oo Si Adag Uga Hadlaya Fadeexada Xukuumada Siilaanyo Ka Wado Degmada Saylac, Soona Bandhigay Xaqiiqooyin Taariikhi Ah »
Dec 31, 2012 Minneapolis(Cadceed) – Waxaa maanta Studio Radio Cadceed marti inoogu ah Dr Cali Ibrahim Baxar oo ka…
Awdalpress.com
This post has been viewed 593 times.








