R/wasaaraha oo magacaabay wasiir ku xigeenno iyo wasiir dowlayaal

Waxa Daabacay on Dec 13th, 2012 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

 

Awdalpress(Muqdisho) 12 Dec, 12–Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta magacaabay 20 wasiir ku-xigeen iyo 5 wasiiru-dowle.

Xubnaha cusub waxaa ku jira xubno horey jagooyin uga soo qabtay xukuumadihii ku-meel-gaarka ahaa.

Wasaarad kasta ayaa yeelatay labo wasiir ku xigeen.

 

Wasiiru dowlayaasha
  1. Wasiiru dowlaha xafiiska madaxtooyada, Faarax Sheekh Cabdiqaadir Maxamed
  2. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha dibadda, Dr. Maxamed Nuur Gacal
  3. Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka, Mahdi Maxamuud Cali.
  4. Wasiiru dowlaha wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta, Maxamed Rashiid Sheekh Daahir.
  5. Wasiiru dowlaha wasaaradda horumarinta adeegga bulshada, Maxamuud Ismaacil BarKhadle.(Gadabuursi)

Wasiir ku xigeennada cusub

  1. Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha dibedda: Injineer Maxamed Aadan Axmed iyo Jamal Maxamed Boorow
  2. Wasiir ku xigeennada wasaaradda arrimaha gudaha: Xasan Ibraahim Maxamed iyo Jaamac Axmed Maxamed
  3. Wasiir ku xigeennada wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta: Maxamed Xasan Aadan iyo Abuukar Xasan Cali
  4. Wasiir ku xigeennada wasaaradda horumarinta adeegga bulshada: Bashiir Maxamed Jaamac iyo Maxamed Macallin Yaxye
  5. Wasiir ku xigeennada wasaaradda cadaaladda iyo diinta: Fahmo Axmed Nuur iyo Xasan Maxamed Jimcaale
  6. Wasiir ku xigeennada wasaaradda howlaha guud, gaadiidka iyo dib u dhiska: Nadiifo Maxamed Cismaan iyo Cali Sheekh Maxamed Nuur
  7. Wasiir ku xigeennada wasaaradda khayraadka:  Siciid Xasan Cismaan iyo Cabdiraxmaan Maxamed Geeddi
  8. Wasiir ku xigeennada wasaaradda gaashaandhigga: Axmed Maxamed Maxamuud iyo Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi
  9. Wasiir ku xigeennada wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha: Cabdiqaadir Sheekh Ismaaciil iyo Maxamed Cali Xagaa
  10. Wasiir ku xigeennada wasaaradda warfaafinta iyo isgaarsiinta: Cabdishakuur Cali Mire iyo Ibraahim Yarow Isaaq

 


This post has been viewed 1136 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Jamalsoft and Awdal Media by Jamal