Berbera waxa ay beeluhu ku kala heleen sidan:
- Ciise Muuse waxa uu ka heleen 13 xildhibaaan.
- Habar Jeclo waxa ay heleen 5 xildhibaan.
- Habar Yoonis ayaa iyaguna waxa ay ka helaan 3,
- halka Sacad Muuse ay ka heleen 1 xildhibaan.
Ceerigaabo ayaa iyana sidan ay beeluhu u kala heleen:
- Habar Yoonis waxa ay heleen 11 xildhibaan.
- Habar Jeclona waxa ay heleen 3 xildhibaan,
- Dhulbahantena waxa ay heleen 6 xildhibaan.
- Warsangeli ayaa iyaguna helay 1 xildhibaan.
Awdalpress.com
This post has been viewed 1261 times.









