Awdalpress(Hargaysa) 06 Dec, 12–Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa caawa ku dhawaaqay natiijadda doorashada deegaanka ee magaaladda Hargeysa.
Komishanka doorashooyinku waxay sidaasi kaga dhawaaqeen caawa xaruntooda magaaladda Hargeysa waxaanay sheegeen inay 230 kun oo qof ka codeeyeen magaaladda Hargeysa, kuwaasi waxaanay axsaabtu u kala heleen 25-ka kursi ee Golaha deegaanka Hargeysa sidan:-
Magacyada iyo liiska waxay yihiin..
KULMIYE
- Hanad Xaashi Axmed Caydiid 5474
- C/raxmaan Maxamuud Caydiid Cabdi (SOLTELCO) 4455
- Cismaan Xasan Faarax Shiil (Waxar) 4151
- Eng. Yuusuf Warsame Siciid 3793
- Cabdi Siyaad Muxumed Giirre 3625
- Axmed Daahir Axmed Magan 3484
- Cabdi Cali Yuusuf Liibaan 3265
UCID
- Maxamed Aw Adan Wayrax Geelle 4477
- Khadar Ibraahim Axmed 3544
- Cabdicasiis Maxamed Xaashi 3003
- Maxamed Cabdi Adan Yuusuf 2266
WADDANI
- Maxamed Warsame Caalin Timacadde 5315
- C/qani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin 2969
- C/laahi Cali Adan Yuusuf (Cabbaas) 2902
- C/risaaq Faarax Xassan (Qawdhan) 2621
XAQSOOR
- Saleebaan Daahir Cabdillaahi Raagsane 4558
- C/laahi Aw Adan Maxamed Cawil 2899
- C/laahi Siciid Faarax Diiriye 2719
- Deeq Ducaale Cismaan Guuleed 2364
Rays
- Khadar Xuseen Cali Ismaaciil 1877
Dalsan
- C/casiis Adan Habane 3589
- Fu’aad Saxardiid Caabi 2499
UMADDA
- Cali Axmed Haybe Nuur 3786
- khaalid cabdi cawad abyan 2949
- mustafe cismaan daahir 2861
Beelaha ay ka soo kala jeedaan musharixiinta gulaysatay:
- H/Awal 10 xubnood , 8 Xusen/Abokor, mid Cabdale/sacad iyo mid Ciise/Muuse ah
- H/yoonis 7 xubnood,
- Ciidagale 4 xubnood,
- Arab 4 xubnood.
Awdalpress
This post has been viewed 2781 times.








