Gabiley: Musharixiinta Guulaysatay iyo Beelaha ay yihiin

Waxa Daabacay on Dec 5th, 2012 and filed under Daily Somali News, Editorial. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress(Gabilay) 05 Dec.12– Komishanka Doorashooyinka degmada gabilay ayaa ku dhawaaqay natiijada musharixiinta ku guulaystay doorashada golaha deegaanka ee degmada Gabilay.

Hadaba natiijada ka soo baxday degmada gabilay ayaan idiin soo gudbinaynaa magacda guulaystay iyo Ururada ay ka soo baxeen iyo beelaha ay ka soo jeedaan, hoos ka Akhri..

waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa 21-ka Xildhibaan ee Golaha Deegaanka Gabiley

Kulmiye
1- C/Qaadir Maxamed Faarax——- J/Abokor/Reer Yoonis
2- Cabdi Ciidle Cali——————– Madigaan
3- Cibaado Maax Cilmi—————-J/Abokor/Xareed
4- Shucayb Maxamed Muuse——– J/Abokor/Reer Yoonis
5- Cali Maxamed Sh,. Saleebaan—– J/Abokor/Dalal
6- Max’ed Amiin Cali ALaalle——— J/Abokor/Reer Yoonis
7- Dr. Axmed Cali Maxamed——— J/Abokor/Dalal
UCID
1- Cumar Cali Obsiiye—————– Afaag/Muuse
2- Maxamed-amiin Cumar Cabdi—- J/Abokor/Reer Dalal
3- Caydaruus Cabdilaahi Sheedaal—J/Abokor B/Aden
4- Mahdi Maxamed Xaashi———— Akisho
WADDANI
1- Xasan Axmed Maxamed———- J/Abakor/Reer yoonis
2- Cali Maxamuud ismaaciil———– Gurgure
3- Iid Xasan Cabdi————-=——- J/Abokor/reer/Yoonis
4- C/Casiis Cabdilaahi ismaacii——- J/Abokor/Baha/Cumar
DALSAN
1- Cali Axmed Yuusuf——-J/Abokor/Reer Yoonis
2- Mustafe Sayid Abokor——J/Abokor/Baha cumar
RAYS
1- C/Samad Sh. Aadan Ammiin—-Cabdale/Abokor
2- Axmed Siciid Kibaar——- J/Abobor/Xareed
XAQSOOR
1- Nimco Axmed Cabdi——-J/Abokor/Baha cumar
UMMADDA
1- Cabdi Yuusuf Daahir….. Cabdale/Abokor

Awdalpress


This post has been viewed 3684 times.

Categories: Daily Somali News, Editorial
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Awdal Media by S R H