Awdalpress(Burco) Komishan doorashooyinka degmada Burco ayaa lagu dhawaaqay, hadaba sidii aad hore uga barateen shabakada wararka ee Awdalpress waxaan idiin soo gudbin doonaa magacda musharixiinta soo baxay iyo Ururada ay ka soo ka kala baxeen iyo Beelaha ay ka soo kala jeedaan.. hoos ka Akhri.
1-Nuux Maxed Xuseen - 5915 - Kulmiye H/jeclo
2-Ibraahin Jaamac Basaale( Gaboobe) 4581 –Kulmiye – H/jeclo
3-C/raxmaan Xasan Nuur (laki ) 4360 Kulmiye– H/jeclo
4-Mubaarig Yuusuf Cilmi ( Bidhi - 4292 Kulmiye–H/jeclo
5-Maxamed Axmed Maxmud (Diigool)3316Kulmiye–H/jeclo
6-Axmed Cabdi Dhinbiil 3195 Kulmiye–H/jeclo
7-C/risaaq Maxmuud jaamac (Aar 2541 Kulmiye—H/jeclo
8- Axmed Maxmed Cali (aFyare 5140 wadani—H/yoonis
9-Maxmud Axmed Xasan (Dhegalaab 4354 wadani–H/yoonis
10-C/risaaq Xuseen Obsiiye (Shiine 3081 wadani–H/jeclo
11-C/kariin Maxmuud C/laahi shire 2720 wadani– H/yonis
12 -Xirsi jaamac Cabdi 2087 wadani—-H/yonis
13-Khadar Nuux Siciid Diiriye 3483 Rays—-H/jeclo
14-Siciid Axmed Maxmed raage 3440 Rays—H/jeclo
15- maxmed Yuusuf Cabdi (Muraad 2838 Rays—H/jeclo
16-Maxmed Aadan Cali ( Tuurtuur 2134 Rays—-H/jeclo
17-C/rashiid Faarax Cali 5474 Umada– H/yonis
18-Muxmud Xasan Jammac (Xoday) 4197 Umada—H/yonis
19-Farxaan Cabdi Aw Xirsi 2364 umada— H/yonis
29-C/axman Xasan Faarax 2178 Ucid—–H/Awal /C/muuse
21-Kayse Cabdi Raage 1479 Xaqsoor— Arab
Awdalpress
Somaliland
This post has been viewed 1572 times.








