Doorashada degaanka Burco oo Beesha Habar Jeclo ugu badatay.

Waxa Daabacay on Dec 5th, 2012 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Komishanka doorashooyinka ee magaalada burco ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay natiijo hordhac ah.

AWaxaana loo kal helay sidan Hoos ku qoran.

1.Xisbiga Kulmiye oo helay, 35816 cod oo u dhiganta 7 Kursi.

2.Ururka Wadani oo helay, 22698 cod oo u dhiganta 5 Kursi.

3. Ururka Rays oo helay, 19656 cod oo u dhiganta 4 Kursi.

4. Ururka Ummadda oo helay,14464 cod oo u dhiganta 3 Kursi.

5.Ururka Xaqsoor oo helay,2994 cod oo u dhiganta 1 Kursi.

6. Ururka Ucid oo helay, 5832 cod oo u dhiganta 1 Kursi.

7.Ururka Dalsan waxa uu helay 1842 wax kursi ah se ka uu helin Burco.


Published: 2012-12-05


This post has been viewed 931 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Jamalsoft and Awdal Media by Jamal