Natiijada codadka ee degmada Saylac

Waxa Daabacay on Dec 1st, 2012 and filed under Daily Somali News, Editorial. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress(Saylac) 30 Nov. 12–Wararka aan ka helayno degmada saylac ee ku saabsan natiijada codadka doorashada ee degmadaasi ayaa waxay sheegeen in xisbiyadu kala heleen 6 Kulmiye, 4 Wadani ah, 3 Ucid,1 UMADA ah, 1Dalsan iyo 2 Xaqsoor ah.

Magacyada Natiijada Codadka iyo Ururada ay ka soo baxeen iyo Beelaha ay ka soo jeedaan waa sidan, sidii aan horeba idinku soo gudbinay Natiijadii degmada lughaya iyo Ururadii iyo Beelihii ay ka soo jeedeen.

1–Aaden C/lahi bodhle…..kulmiye/ Ciise/Geedi
2- Geesh Aden Bile…….kulmiye/Ciise/Geedi
3- Caateeye cismaan muumin….kulmiye/Samaroon/B/celi
4- Xuseen iidle barkhadle……kulmiye/Samaroon/B/celi
5-C/kariim Aaden kibaar……kulmiye /Samaroon/H/caffaan
6- Sacad Daahir Cige dudub….kulmiye/ Samaroon/J/yoonis
7-Mustafe Xasan c/laahi…. wadani /Samaroon/reer Maxamed
8-Maxamed Daahir Caamir…Wadani /Samaroon/ reer Nuur
9-C/naasir Jaamac hoori…….Wadani /Ciise/reer geedi
10-C/raxmaan muuse Diiriye…. Wadani /Samaroon/B/celi
11- Daahir Barkhad Cali…….. Dalsan/ Samaroon/ B/celi
12- Axmed Maxamed Faarax……. Umada/ Ciise/Reer Ugaadh
13- Siciid muuse………Xaqsoor /Ciise/hooroone
14- Axmed migil ciiltire…..Xaqsoor/Ciise/ furlabe
15- C/kariim Nuur cismaan…….. ucid/Samaroon/B/celi
16-Xasan Nuur Cali……….. ucid/Samaroon/ J/yonis
17- Maxamuud cigaal Wacays……. ucid/ ciise/reer Kuul

Awdalpress


This post has been viewed 4215 times.

Categories: Daily Somali News, Editorial
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Jamalsoft and Awdal Media by Jamal