Awdalpress(Baki) Natiijada Tirada codadka ee degmada ka codaysay guud ahaan ayay komishanka doorashooyinka ee degmadaasi ku sheegeen in ay tahay 17832 guud ahaan, sidoo kale waxay sheegeen in xisbiyadu kala heleen 5 Kulmiye, 3 Wadani ah, 2 UMADA ah, 2 Dalsan iyo mid Xaqsoor ah.
Magacyada Natiijada Codadka iyo Ururada ay ka soo baxeen iyo Beelaha ay ka soo jeedaan waa sidan, sidii aan horeba idinku soo gudbinay Natiijadii degmada lughaya iyo Ururadii iyo Beelihii ay ka soo jeedeen.
1- Bare Jaamac Yuusuf…. Kulmiye /Reer Maxamed
2- Xuseen Muxumed Geele…….Kulmiye/Reer Nuur
3- Maxamed Muxued Nuur…….Kulmiye/Reer Nuur
4- C/rashid sh Maxamed Xasan…..Kulmiye /Reer Nuur
5- Farxaan Cabdi Cali Caynaanshe…Kulmiye /Reer Nuur
6- Dayib Xasan Raage Wadani……Wadani /Reer Maxamed
7- Siyaad Nuur Qaabil……………….Wadani/ Reer Nuur
8- Ducaale Axmed Yuusuf………….Wadani/ Reer Maxamed
9- Maxamed Axmed Caateeye…….UMADA/ Reer Nuur
10- Maxamed Axmed Nuur…………UMADA/ Reer Nuur
11- C/laahi Xasan Ardaale……….Dalsan/Reer Nuur
12- Maxamed Nuur Cilmi Agoon………… Dalsan/ Reer Nuur
13- Axmed Aw Xuseen…………….Xaqsoor/ Jibraacin
This post has been viewed 3160 times.








