Anagoo kala ah dadkan hoosta ku xusan waxanu hambalyo iyo bogaadin la so koobi karin u direynaa ABIDKADIR MOHAMED DAHIR iyo marwadiisa IDIL HUSSEIN HASAN oo uu AROOSKOODII ka dhacay khamiistii (10 bishan may 2012) magaalada BORAMA ee gobolka Awdal, JSL, waxanu lamaanahaasi ilaahey uga baryaynaa in ay bash bash iyo barwaaqo ku waaraan aamin aamin
Waxa dirayaa hambalyadan dhamaan dadka hoos ku qoran:
Hooyo Xabiiba Xasan sh/Muuse
Hooyo Nuura Dahir Jama
Ayeeyo Sahra sh/muuse liibaan
Khadar Mohamed Dahir X.Obsiiye
Abdirazak Mohamed Dahir X.Obsiiye
Abdilahi Mohamed Dahir X.Obsiiye
Amina Mohamed Dahir X.Obsiiye
Mukhtar Mohamed Dahir X.Obsiiye
Muuse Mohamed Dahir X.Obsiiye
Abdikani Mohamed Abdilahi X.Obsiiye
Abdihamiid Mohamed Abdilahi X.Obsiiye
Maryan Mohamed Abdilahi X.Obsiiye
Omer ALi Diirane X.obsiye..
Iyo Dhamaanba Bahda Shabakada wararka ee AWDALPRESS iyo hawlwadeenadooda meel kasta oo ay joogaan………..iyo dhamaan reer xaaji obsiiye oo kale jooga dalka gudihiisa iyo dibadiisaba waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Boqor ABIDKADIR MOHAMED DAHIR iyo Boqorada IDIL HUSSEIN HASAN oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borama 10 bishan may, waxay leeyihiin noqda kuwii isku waara bash bash iyo barwaaqo ubad khayr qaba kala hela.. Ameeeen……Ameeeeeeen………Ameeeeeeeeeeeeeen.
This post has been viewed 235 times.








