Statement by Dr Ahmed El Tayyeb, Imam of Al-Azhar

Waxa Daabacay on Feb 22nd, 2012 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Dear All,

 

We are now just two days away from the London Conference on Somalia, which takes place this Thursday 23 February. You may be interested to know that Dr Ahmed El Tayyeb, the Imam of Al-Azhar, has issued a statement in support of the London Conference on Somalia. You can read the full text of the statement on the Foreign Office website at http://www.fco.gov.uk/en/news/latest-news/?view=News&id=732864482 There is also a Somali version at the bottom of this e-mail.

 

In recent weeks, two British Ministers have visited Somalia. Ministers from across government, including the Prime Minister, have also reached out widely to the Somali diaspora to consult your views. We have listened to these views carefully as we have prepared for the conference. In addition, the Foreign Office sponsored a consultation event at Chatham House, the conclusions of which have now been published on the Chatham House website. You can find the report online at http://www.chathamhouse.org/publications/papers/view/182218

 

I know that we did not manage to reach everybody, and that we may not have been able to consult your views individually. For those of you we have not managed to reach personally, we have provided opportunities to have your say online. You can also keep up to date online with what’s happening on the day of the conference too. You can…

 

Follow us on  Twitter: http://www.twitter.com/UKinSomalia for a live commentary on the conference. You can also follow and use the hashtag #LDNSomalia to join in the debate on twitter.

 

View photos of the conference (as well as the events we have held in the run up to the conference):http://www.flickr.com/photos/foreignoffice/sets/72157629301029653/

 

Watch a video: We will be filming the speeches that are being made in the opening session and uploading them to the Foreign Office’s YouTube channel here:www.youtube.com/ukforeignoffice

You are welcome to embed the videos in your website as soon as they goes live on the day of the conference.

 

Find and share all of the content in one place: http://storify.com/foreignoffice/london-conference-on-somalia

This is a ‘Storify’ of the conference which will go live on the 23 February. Storify is a way to bring together media from across the Web into a coherent narrative in one place. You can embed the ‘story’ of the conference (which will include tweets, videos, images and news articles curated by the UK government) into any webpage or blog, or share on Twitter and Facebook.

 

You can find out more information on the aims and outcomes of the conference, as well as our activity leading up to it here:

 

·         Find us on Facebook: www.facebook.com/ukinsomalia

 

·         Read more information on the conference: www.fco.gov.uk/ldnsomalia

 

·         View and comment on the UK Ambassador to Somalia’s blog: http://blogs.fco.gov.uk/mattbaugh

 

·         Find out more about the work of the UK Office to Somalia: www.ukinsomalia.fco.gov.uk

 

·         Somali language information – Ahdaafta  Shirka London ee Soomaliya: http://ukinsomalia.fco.gov.uk/en/about-us/working-with-somalia/ahdaafta-shirka-london

 

Kind regards,

 

Tom

 

Tom Crofts | Somalia Unit | Foreign and Commonwealth Office, King Charles Street, London, SW1A 2AH | t: +44 207 008 4113 | FTN: 7008 4113 | e: tom.crofts@fco.gov.uk | url:http://ukinsomalia.fco.gov.uk/en/ | Twitter: @UKinSomalia | Facebook: UKinSomalia

 

 

 

 

 

Assalam Caleikum,

 

 

Ayado hal malin oo qur aay ka harsantahay Shirka London  Dr Ahmed El Tayyeb, oo ah  Imamka   Al-Azhar ayaa soo saaray baaq uu ku taageerayo shirka London loogu qabanayo dadka Soomalida ah.   Al-Azhar waa hay’adda diineed ee ugu saamaynta badan Masar dhexdeeda, waana mid ka mid kuwa ugu muhiimsan hay’adaha diinta islaamka ee ka jira dunida muslimka. Shirka London loogu qabanayo Soomalidu waxa uu  qabsoomaya 23ka Febraayo waxaana ka soo qayb galaya xubno sare oo matalaya in ka badan 50 dawladood iyo ururo caalami ah. Xoghaya qaramada midoobay  Ban Ki Moon ayaa ka soo qayb galaya, sidoo kalena waxa kasoo qayb gali doonaa madaxa Midawga Africa, jaamacadda carabta iyo ururada iskaashiga muslimiinta. Shirkan waxa looga dan leeyahay dardar galinta hawlgalka caalamiga ah ee Soomaaliya, fariintiisana Imamku waxa uu ugu baaqay Soomalidu in ay dhinac iska dhigaan wixii khilaaf dhexdooda jira kana wada shaqeeyaan sidii loo soo  afjari lahaa qalalaasaha ka oogan Soomaliya. 

 

Baaqa Imamka waxaa u dhigna sida hoos ku qoran

Ilahay baa amaan leh, Allihii koonka abuuray. Naxariista Alle iyo Nabadgalyadiisu ha ahaato korka rasuulkii u dambeeyey, walaalihiisii rususha kale ahaa iyo kuwa xaqa taageera markasta..

Soomaliyeey!

Allaha wayni waxa uu idiinku sheegay [ Qur’anka dhexdiisa] “qabsada xarigga eebbe, dhammaantiin, oo ha kala tagina; waxaanad xasuusanaataan waxa eebbe idinku galladay; waxa aad ahaydeen qaar isu cadaw ah markaasuu alle isu  keenay quluubtiina, waxaanaydu ku noqoteen naxariistiisa alle awgeed qaar walaalo ah”

Rasuulka Eebe, naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee waxa uu yiri:

Qofka mu’iminka ah iyo qofka kale ee muminka ahi waxa ay isu yihiin sidii dhisme oo kale barkiiba barka kale uu xoojinayo.

Sidoo kale waxa uu yiri:

Muslimku waa walaalka qofka muslimka ah ee kale. Sida daraadeed yaanu dulmin yaanuna dulayn. Qofka qof muslim ah u garagaara ilaahay ayaa isna u gargaara; qofka qof muslim ah dhib ka fayda ilaahay ayaa isna ddhibta ka fayda maalinka qiyaame; qofka qof muslim ah ceebtiisa asturana ilaahay ayaa ceebtiisa astura maalinka qiyaame.  .

Walaalaha Soomalida ahoow: Dadkiina sharafta leh waxa soo martay dhib iyo xanuun badan waxaanay u muuqataa haatan in damiirkii  dunidu dhaqaaqay ama ay isku dayayaan in ay wax idinla qabtaan .

Waa in aad ka shaqaysaan sidii nabarkiina  u daweyn lahaydeen, aad u daryeeli lahaydeen agoontiina iyo kuwa barakacay ugana hortagi lahaydeen in dhiig dambe oon waxba galabsani daato .

“qofka muslimka ah qofka kale ee muslimka dhiiigiisa, hantidiisa iyo sharaftiis in uu dhaawacaa waa ka xaaraan” (sunahii nabiga )

Kuwii aan diinta ku walaalawnayow, miyaydaan ka daalin qaybsanaanta iyo dagaalka? Miyaydaan ka daalin in aad qori caaraddiisa kuwada hadashaan iyo qalalaasaha dadkiinii ku barokacay daafaha dunida, dumarkiinii iyo caruurtiiniinau baylihiyay silica iyo ayaan darida?

Markii aan maqlay shirka London runtii waan idiin damqaday waxaanan jeclaystay in aan idinla hadlo, aniga oo rajo ka qaba in oraahdeyda  gaarto qalbiyadiina oo aad aqbashaan. In la heshiiyo, lays cafiyo laysuna dulqaato ayaa loo baahanyahay si dhaawacyada dalkiinu u bogsoodaan dhibaatada dadkiinuna u soo afjaranto.

Waxaan Alle waydiisanaynaa in uu idinku guuleeyo dadaalkiina sharafta leh waxaananu u rajaynaynaa mustaqbal ifaya dadkiina dhibta badani soo gaartay.

Ilaahayow waxaan kaa baryaynaa  in aad na siiso  naxariis aad ku hagto qalbiyadayada, nagu midayso nagagana ilaaliso imtixaanada. Ilaaha dunida oo dhan Abuurayoow.  .

Naxariis, nabadgalyada ilaahay guudkiina ha ahaato.

Shaykh Al Azhar

Dr Ahmed El Tayyeb

 


This post has been viewed 1168 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement
Log in
/ Jamalsoft and Awdal Media by Jamal