39-kii Xildhibaan ee u codeeyey Talyanle oo si muuqaal ah u soo bandhigay in ay u codeeyeen Talyanle ( Halkan ka daawo )

Waxa Daabacay on Aug 11th, 2017 and filed under Daily Somali News. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Awdalpress – London – Muuqaal la yaab leh, oo caddayn u ah khaladkii uu sameeyey xoghayaha Baarlamanka Somaliland tirada beenta ah xilka guddoomiyenimada Baarlamanka ugu cumaamaday Baashe. Waxana ay 39-ka xildhibaan ee u codeeyey Talyanle ay si muuqaal ah u soo duubeen iyaga oo codkooda ku hadlaya in ay u codeeyeen Talyanle. Halka go’aankii hore uu ahaa in ay 39 xildhibaan u codeeyeen Baashe.

Awdalpress


This post has been viewed 4075 times.

Categories: Daily Somali News
Tags:

Comments are closed

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Editorial
Log in Open

/ Ahmedweli Goth by Awdalpress