Dr. Omar Raabe: Departure of a Hero without a Nation »
‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814. “I...
May 25 2013 / Riix Bartan »Majare habaw siyaasadeed oo soo foodsaaray Somaliland »
Somaliland waxaa mudooyinkan dambe soo foodsaaray majare habaw siyaasadeed, arintan ayaana imanaysa xili bulshadu ay ku jirto xaalado adag oo ay hadheeyeen duruufo dhaqaale,Sixir...
May 23 2013 / Riix Bartan »Kaaf iyo kaladheeri: Dhalinyarada Reer Awdal, Oday-dhaqameedyada iyo Xuskii Maamul-beeleedka SNM »
Waxa nasiibdarro ah in oday-dhaqameedyada reer Awdal, gaar ahaan kuwa Borama ka arrimayaa ay noqdeen qaar aan weligood dhinaca maskaxda wax hore-u-mar ah ka...
May 20 2013 / Riix Bartan »Somaliland ma ku filantahay Reer Somaliland ? Mise waxay ku filan tahay beel ? »
Somaliland waa dhulkii Soomaaliyeed ee xornimada ka qaatay gumaystihii Ingiriiska sanadkii 26 Jun 1960, wakhtigaas ka hor waxaa loo yiqiin British Somaliland Protectrate, wuxuuna...
May 4 2013 / Riix Bartan »“How does a particular belief affect a person’s life?” »
What people belief can either be true or false. Every community has its own Beliefs .Beliefs of course constitutes part of the way people...
Apr 30 2013 / Riix Bartan »Where she-goats wear bras »
I have often read John Fox’s “Going Places” articles in the Sunday Nation. He sounds like the kind of lucky person who travels to...
Apr 2 2013 / Riix Bartan »Somaliland Way Dhaqaaqday ! Dhankayse u Dhaqaaqday ? »
Awdalpress(Borama) 01 Apr, 13– Somaliland mudooyinkan dambe waxaa ruxayay dabaylo iyo duufaano siyaasadeed oo kaga imanayay dhinaca dibada, gaar ahaan wadamada reer Galbeedka iyo...
Apr 1 2013 / Riix Bartan »Gabay ka hadlaya Abaaraha ka dhacay galbeedka Awdal iyo sida daran ee uu ay u saamaysay…laakiin aanay cidi dayeyn. »
Abwaanka gabaygan tiriyey oo laba arrimood is barbar dhigay; mar arkaya gaajada iyo dhibaatada abaaruhu ay keeneen ee ku habsaday degmada Lughaya, marna eegay...
Mar 26 2013 / Riix Bartan »Siilaanyo will bring new Survival formula »
As clearly set on by Mr Taani’s article that Siilaanyo is a survivor,but can he survive this one, I believe that he will by...
Mar 23 2013 / Riix Bartan »Somaliland Shirka London miyay ka Diday Mise Way Diiday ! Faallo Hashim Goth »
Awdalpress(Borama) 22 Mars, 13–M/weynaha Somaliland Axmed Siilaanyo safarkiisii u dambeeyay ee Turkiga uu kaga soo laabtay wuxuu sheegay in aanay Somaliland ka qaybgalayn shirka...
Mar 22 2013 / Riix Bartan »Somaliland iyo Puntland ma waxa ay xaasid ku yihiin In Somaliya hubka laga qaado? mise waxa ay doonayaan in aanay Somaliya dawlad awood lihi ka dhalan. Oo ay ku noolaadaan cabsida Alshabaab? »
Waxaa wax aad loola yaabo ah in somaliland iyo puntland ka xanaaqaan in dawladda Somaliyeed cuna qabataynta hubka laga qaado. waxanan u arkaa in...
Mar 8 2013 / Riix Bartan »Wariye Haashim Sh.Omer Goth waa ruug caddaa saxafi ah oo aan hoos ugu soo noqon wax ma garatada qabiilka hoose naafeeyey. »
Qormadani waxa aan kaga faalloonaynaa wariyaha caanka ah ( Haashim Sh. Omer Goth ) ee u soo warrama TVga Somalisat iyo shabakado badan ugana...
Mar 1 2013 / Riix Bartan »Mr Siilaanyo Is A Great Political Survivor. By Mohamud Tani »
Mr Siilaanyo is a great political survivor , the art that he knows best , if not the only art he knows. He survived...
Feb 27 2013 / Riix Bartan »A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012. »
A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012. In its annual census...
Feb 21 2013 / Riix Bartan »Gabay la baxay Zaylac waa dhulkaygii »
Gabaygan la baxay Zaylac waa dhulkaygii oo uu tiriyey Mohamed Abdillaahi Xaaji Obsiye, waxa uu na soo gaadhsiiyey xalay oo ay taarikhdu ahayd 18/02/2013....
Feb 20 2013 / Riix Bartan »Arrinta Saylac waa Gardarro Garab Og! »
Waxa dhawaanahanba soo noqnoqonaysa oo aad moodaa inay noqotayba mashruuc ka dhexeeya Djabouti iyo Hargeysa, arrinta doorashada golaha degaanka ee degmadaas, oo iyadu noqotay...
Feb 19 2013 / Riix Bartan »Kulankii jujuubka ahaa ee Ahmed Siilaanyo la yeeshay dadka kooban ee UK, iyo nabsigii uu ka galay aqoonyahanka indhihiisa ku waayey miinadii uu Hargeysa iyo hareereheeda ka gurayey. Ee su’aasha aan ceebta lahayn uun weydiiyey »
Awdalpress – London – Mohamed Haaruun waa shakhsi aan ku sifayn karo in uu mudan yahay karaamo ta ugu sarraysa, waa shakhsi isaga oo...
Feb 13 2013 / Riix Bartan »XUKUUMADA KULMIYE EE SOMALILAND OO NOQOTAY MID LAGU HUNGOOBAY. »
Ugu horreyn bahda saxaafada , akhristayaasha maqaalkan iyo shacbiga S/landba waxaa aan ku salaamayaa salaan sharaf iyo Maamuus mudan. Intaa ka dib waxa...
Jan 29 2013 / Riix Bartan »
Wasiirka Duur Oo Xadhiga ka Jaray Laba Wado oo D/hoose Hirgelisay, Kulana la qaatay Odayo ka soo jeeda Xariirad »
Awdalpress(Borama) 25 May, 13–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Carraale (Duur) ayaa maanta xadhiga ka jaray laba waddo oo laami ah oo laga hirgeliyey magaalada Boorama halka uu mid kalena dhagax dhigay. Wadooyinkanka...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Mucaaradka Jabuuti oo eedeeyay Madaxweyne Ismaaciil Geelle »
Awdalpress(Djibouti) 25 May, 13–Afhayeenkii hore ee Xisbiga Mucaaradka Jabuuti hatana ka mid ah Mas’uuliyiinta Dalada ay ku midoobeen Axsaabta Mucaaradka ee USN ayaa ka hadlay halka uu ku dambeeyo mowqifkooda doorashadii barlamanka Jabuuti oo ay...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Machadka Sheekh ee Caafimaad Xoolaha oo Lagu Wareejinayo IGADD »
Awdalpress(Hargaysa) 25 May, 13–Ururka Midowga Afrika (EU) ayaa bilaabay wejigii u horreeyey ee lagu wareejinayo urur-goboleed IGADD hawlaha Machadka Sheekh ee Farsamda Xannaada iyo Caafimaadka Xoolaha. Machadkaasi oo ku takhasussa caafimaadka xoolaha iyo daryeelkooda, waxa...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Xoghayaha Arimaha dibada ee Maraykanka John Kerry oo Booqanaya Ethiopia »
Awdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Ujeedada booqashadan ayaa la xidhiidha kulamo ku saabsan nabadgaliyada oo uu la yeelan doono qaar ka mid ah madaxda Afrika. Kerry ayaa sidoo kale magaalada Addis Ababa uga qayb galaya dabaaldegga sannad...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Ciidanka AMISOM oo howlgal ka sameeyay degmada Madiina »
Awdalpress(Muqdisho) 25 May, 13–Ciidamada Howlgalka Midowga Afrika (AMISOM) oo kaashanaya ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa xalay waxay howlgal dhinaca ammaanka ah ka sameeyeen degmada Madiina ee ka tirsan gobolka Banaadir. Muddadii uu howlgalka socday, ciidanka ayaa...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Ururka Midowga Africa oo Xusaya 50 Guuradiisa »
Awdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Maanta waxey ku began tahay 50 guurada ururka Midnimada Africa ee horey loo oran jiray OAU, ururkaasi oo ay ku bahoobeen ilaa iyo 54 dowladood ayaa la aas aasay bishii May 25keedii sanadkii...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Hogaamiyayaasha Midowga Afrika oo maanta cod u qaadaya codsi ah in Maxkamada ICC-da ay dib Kiiniya uga celiso kiisaska shaqsiyaadka kiiniyaanka ah »
Awdalpress(Adisababa) 25 May, 13–Hogaamiyayaasha Midowga Afrika ee ku sugan ADIS ABABA ayaa cod u qaaday codsi ku aadan in kiisaska kiiniyaan ah ee yaala Maxkamada ICC_da sidii dib logu so calin lahaa gudaha kenya ....
May 25 2013 / Riix Bartan »
Ciraaq oo mashaariic Soomaaliya ka fulinaysa »
Awdalpress(Baqdaad) 25 May, 13–Wasaarada dhismaha iyo deegaameenta xukuumada Iraq ayaa sheegtay in ay si toos ah u bilaabi doonto 3-mashruuc oo la xirira dhanka dhismaha oo ay ka sameeyneyso Somalia waxana ay ku kici doonta...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan oo shirka Midawga Afrika kaga hadlay arrinta Kismaayo »
Awdalpress(Adisababa)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamed oo ka qeyb-galay shir madaxeedka urur-goboleedka IGAD ee xalay ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa shirka ka sheegay xaaladda magaalada Kismaayo iyo aragtida dowladda ee gobollada Jubbooyinka....
May 25 2013 / Riix Bartan »
Safarka Duur ee Boorama oo ku soo biyo shubanaya Magtii Jamcaale iyo kuwii kale iga qabta ! »
Awdalpress(Borama) 24 May, 13–, Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Mudane Duur oo safar ku yimid magaalada Boorama laba maalmood ka hor ayaa la sheegayaa in safarkiisu la xidhiidho sidii uu duqayda beelo ka mid ah beelaha...
May 25 2013 / Riix Bartan »
IGAD waxa ay soo jeedisay Dawladda Somalida in loo daayo dhismaha maamulka Jubbooyinka »
Golaha wasiiradda ee IGAD ayaa maanta soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa. Shirka ayaa looga dooday warbixin uu soo saaray guddi xaqiiqo raadis ah oo IGAD ay u dirtay Soomaaliya. Wasiirka...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal »
Daawo: Kulankii Wasiirka A/gudaha ee Somaliland uu la yeeshay Ugaaska iyo madaxda dhaqanka ee G/Awdal.....
May 25 2013 / Riix Bartan »
Dr. Omar Raabe: Departure of a Hero without a Nation »
‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814. “I never waged a war on the Somali people, whether political, religious,...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Wafti Qaran Loo Diro Munaasibada Xornimada Jabuuti, Lana Xoojiyo Xidhiidhka Labada Dal »
Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa dawlada Jabuuti hambalyo iyo bogaadin uga diray waftigii ay usoo dirtay ka qaybgalka xuskii 22 guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii...
May 24 2013 / Riix Bartan »
Waxa la yidhaahdaa sida la ogyahay hal nin oo kaliya oo fal-dambiyeed ku eedaysan mooyaane Xildhibaanadda kale oo dhami waa u diyaar inay soo noqdaan, Duqa Degmada Saylac »
Awdalpress(Saylac) 24 May, 13–Xildhibaan Siciid Muuse Ibraahim oo ka mid ahaa 7-dii Mudane Degmadda Saylac uga soo baxay beesha Ciise ee iyagu hore iskaga casiley xubinada golahaas ayaa ku dhawaaqay inuu ka noqday go’aankiisaas hore,...
May 24 2013 / Riix Bartan »
Faransiiska Oo Sheegay In Shirkadahoodu Dano Dhaqaale Ka Leeyihiin S/land, Qaabilaad Macquul Ahna U Samayn Doonaan Madaxweyne Siilaanyo »
Awdalpress(Hargaysa) 24 May, 13–Safiirka Faransiiska u qaabilsan Somaliland iyo Somalia oo fadhigiisu yahay dalka Kenya Ambassador Etiennce De Poncins oo shalay Socdaal ku yimid Somaliland ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo),...
May 24 2013 / Riix Bartan »
Kiiniya oo Afrika ka Raadinaysa Caawimada sidii loo soo afjari lahaa Kiisaska Maxkamada ICC-da ee Caalamiga ah »
Awdalpress(Nayrobi) 24 May, 13–Kenya ayaa raadinaysa caawimaada wadamada midowga afrika iyo wadamada kale ee saaxiib ka leh kenya ,si ay wadamadaas uga codsadaan maxkamadda ICC joojinta kiisaska ay wajahayaan madaxweynaha dalkani kenya iyo ku xigeenkiisa....
May 24 2013 / Riix Bartan »ENGLISH NEWS
A Somaliland Journalist Association SOLJA special report Harassment, detention and imprisonment of journalists Somaliland reached a record high in 2012.
Somali leader wins new boost with high-profile EU visit
Silanyo hails U.S recognition of Somalia government
Sayla’ councilors elect new chairman, deputy
USA Embassies under attack over anti-Islam in Many Muslim Countries
Bar-kulan’s Borame correspondent in custody
Moving Somalia Toward Lasting Stability
Obama Said,’Somalia Situation threat national security’.
US hits Al-Shabab network with new sanctions
Journalists arrested in Borame town, Awdal region
Highly intellectual panel discussion on Somaliland.
Kenya warns friends of Al Shabaab
Tributes for Apple ‘visionary’ Steve Jobs
Lughaya IDPs risk starvation, claims district authorities
I had no chance of catching Mo, admits beaten 5,000m silver medalist Lagat
Qofka dunida ugu da’ weyn oo dhalashadiisii loogu dabaal degayo Georgia.
Libya conflict: Gaddafi regime ‘in death throes’
David Beckham thanks Daily Mirror readers for response to African famine appeal
E.coli cucumber scare: Germany seeks source of outbreak
Germany: Nuclear power plants to close by 2022
Dr. Omar Raabe: Departure of a Hero without a Nation »
‘He who sincerely loves his country, leaves the fragrance of a good name to a hundred ages.’ –PEKIN GAZETTE, NOV. 13, 1814. “I never...
May 25 2013 / Riix Bartan »
Majare habaw siyaasadeed oo soo foodsaaray Somaliland »
Somaliland waxaa mudooyinkan dambe soo foodsaaray majare habaw siyaasadeed, arintan ayaana imanaysa xili bulshadu ay ku jirto xaalado adag oo ay hadheeyeen duruufo dhaqaale,Sixir barar,...
May 23 2013 / Riix Bartan »
Daaroodku maxay ka dhaxli doonaan khilaafka Kismaanyo? Khilaafkaasina ayuu faa’iido u yahay? »
Khilaaf aad u adag ayaa dhex yimid beelaha Ogaadeen iyo Mareexaan ee ku loolamaya hoggaanka magaalada Kismaanyo amma Jubbooyinka. Maalintii shalay ahaydna waxa bannaanka is...
May 16 2013 / Riix Bartan »
Faallo: Haddiiba ay Somaliland iyo Ehlu Sunna taageereen go’aankii shirka London ee Somalida wax loogu qabanaayo, Ingiriiskuna uu u ducaynayo dib u heshiinta Somalida…waxa hadhayba waa uun dhammaystirkii. »
Awdalpress – London – Shalay markii lagu guda jiray shirka Somalida taladeeda lagu lafa gurayey, ayey dad Somaliyeed oo ku muddaharaadayeen bannaanka ka horreeyey dhismaha...
May 8 2013 / Riix Bartan »
Madaxweyne Xasan Sheekh sidii la moodayey noqon waa, welina taladu way hoos marsantahay. »
Awdalpress – London – Madaxweyne Xasan Sheekh markii la doortay waxa uu Somalida iyo beesha caalamkaba ka helay kalsooni iyo soo dhaweyn aad u diirran....
May 4 2013 / Riix Bartan »
Somaliland ma ku filantahay Reer Somaliland ? Mise waxay ku filan tahay beel ? »
Somaliland waa dhulkii Soomaaliyeed ee xornimada ka qaatay gumaystihii Ingiriiska sanadkii 26 Jun 1960, wakhtigaas ka hor waxaa loo yiqiin British Somaliland Protectrate, wuxuuna gumaystihii...
May 4 2013 / Riix Bartan »
Xarakaadka bulsho iyo ka siyaasadeed ee Jaaliyadda reer Awdal ee Britain oo aad looga dareemay dalkan Ingiriiska iyo saamaynta ay ku yeelanayso Somaliland. »
Ururrada Jaalilyadda reer Awdal ee dalka Ingiriiska ayaa bilooyinkanba waxa ay la soo bexeen xarakaad iyo nashaad aad u xoog badan, waxana ugu dambeeyey ugu...
Apr 23 2013 / Riix Bartan »
Kulankii Ahmed Siilaanyo iyo ra’iisal wasaaraha Britain sidee ayey dadka Somaliyeed u arkeen. »
Awdalpress – London – Tan iyo intii uu Madaxweyne Ahmed Siilaanyo u soo xadhko xidhay in uu hawl weyn ka galo siyaasadda arrimaha dibadda Soamliland,...
Apr 19 2013 / Riix Bartan »
TAARIIKH NOLOLEEDKII DR. CUMAR CISMAAN RAABE….Qore: Mohamed Hussein Hadi »
R CISMAAN RAABI INNA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN. GEERIDU WAA XAQ. Waxaa maalintii shalay oo ay taariikhdu ahayd Arbaco April 17, 2013 magaalada...
Apr 19 2013 / Riix Bartan »
Maamulka Borama maxaa barhayan iska beddelay. »
Somalidaa ku maah maahda: wax aad shar moodayso ayaa khayr kuu noqda. Inta aanan ujeeddada maah maahdaasi guda gelin, bal aan horta isla meel dhigno,...
Apr 17 2013 / Riix Bartan »
Reer Adal way ka rajo dhigeen in ay waxtar ka sugaan Somaliland amma quuddareeyaan deeqaha ay ka helaan debadda. »
Awdalpress – London – Shacabka reer Awdal iyo Salal waxa ay ka rajo dhigeen in ay qayb ka helaan deeqaha ay deeq bixiyayaasha caalamku siiyaan...
Apr 4 2013 / Riix Bartan »
Somaliland Way Dhaqaaqday ! Dhankayse u Dhaqaaqday ? »
Awdalpress(Borama) 01 Apr, 13– Somaliland mudooyinkan dambe waxaa ruxayay dabaylo iyo duufaano siyaasadeed oo kaga imanayay dhinaca dibada, gaar ahaan wadamada reer Galbeedka iyo Turkiga....
Apr 1 2013 / Riix Bartan »
Siyaasiyiinta Dhulbahante ee ka tirsan dawladda Somaliland oo mid baxsaday, Maamulka Somaliland oo dib uga fekeraya siyaasiyiinta gacan ku rimiska ah ee beesha Dhulbahante. »
Wasiiru dawlihii Nabadaynta Arrimaha Barriga oo ka goostay Somaliland iyo safarkii Xagla toosiye ee Turkiga oo ahaa lad-qabo Inta aynaan akhriyin qoraalka lagu soo daabacay...
Mar 30 2013 / Riix Bartan »
Heestii buurta Jufa-Mici-Dheer iyo abwaanka amma saxafiga da’da yar waa Daahir Calasow…waaga cusub. »
Awdalpress – London – Haddii aan ahay Ahmedweli Goth waxan walaalkay Calasow leehay heesta caaqiibada leh waan kaa guddoomay…waan kaa guddoomay….waxanan immiga isku xidhaynaa Awdal...
Mar 23 2013 / Riix Bartan »
Somaliland Shirka London miyay ka Diday Mise Way Diiday ! Faallo Hashim Goth »
Awdalpress(Borama) 22 Mars, 13–M/weynaha Somaliland Axmed Siilaanyo safarkiisii u dambeeyay ee Turkiga uu kaga soo laabtay wuxuu sheegay in aanay Somaliland ka qaybgalayn shirka London...






